PROJECTS

SAWIRO: Ka hor Kulanka Arsenal vs Barcelona, Ciyaartoyda Kooxda Gunners Oo Si Wayn Iskugu Diyaarinaya Kulanka Emirates Ee Lugta Hore Ee Champions Leaque-ga Ee Ay Barcelona La Yeelan Doonaan



Waxaa Qoray: abdiqani mohamed hassan
Taariikh: 22-Feb-16

Tababare Arsene Wenger ayaa ciyaartoyda kooxdiisa ku booriyay inay cadeeyay in ay wax ka barteen ka hadhitaankii wadno xanuunka ahaa ee Champions Leaque-ga Gunners ka soo gaadhay xili ciyaareedyadii la soo dhaafay isal markaana waxay Gunners si wayn ugu diyaar garoobaysaa kulanka ay taladaada Emirates Stadium ku soo dhawayn doonto kooxda koobka Champions leaque-ga difaacanysa ee Barcelona oo haddaba soo gaadhay London.
Arsenal ayaa afartii xili ciyaareed ee ugu danbeeyay lagu soo reebay wareega 16 ka kooxood ee Champions Leaque, kadib markii ay guuldarooyin la kulmeen kulamadii lugta hore, halka kooxda Barcelona ay caado ka dhigatay in ay soo gaadho wareega sideed dhamaadka Champions Leaque-ga si ka duwan Gunners.


0 comments:

Post a Comment