TUTORIALS

Warakan naga soo gaadhaya kootaada ismookh foosh ayaa ka sheegaya in caqabdo farabadan ay soo wajaheen kootada kuwaas oo kaga imanaya xubnaha ka tirtan kootada kuwaas oo ah ku wo ubadan danyar aaan wax ba laga helayn sikastaba ha aatee waxaa jira arimo aad u cakiran ooo ku saabsan xaga miisaniyada kootada oo hoos u soo dhacaysa  kuwaaas o ay kenayso danyarta ku badan kootaada gudoomiyaha oo xogtan usoo gud biyay websaitekan madax banaan oo ay leedahy isla kootadu ayaaa u sheegay in arimahan cakiran laga bixi doono hawaan 
ku saxeexan ku gomooyiye ahna Eng:abdiqani mohamed

0 comments:

Post a Comment