Wednesday, February 17, 2016

Agab ku soo biiray kootada kaas oo sii dar dar galinaya hawlaheeda

Agabkan cusub oo lagu soo kor dhiyay kootada ayaa wax badan ka qaban doono baahiyihi loo qabay
walow aan hayn markii ugu horaysay oo lagu soo gordhiyo qalaban cusb
agabkan oy iska kaa shadeen kotomiya iyo kotoomiyo ku xigeen ka  ayaaa waxaaa u riyaaqay xubanah kala duwan ee kootada
hormanka ka bilowday kootada ayaa waxaa soo kor dhiyay gudoomiya iyo godoon ku xigeenkiisa

0 comments:

Post a Comment