Monday, February 15, 2016

Maxay shirkada sasumng u balan qaaday macaamiisha soo dalbada Galaxy s7




























shirkada Samsung ayaaa dhawaan soo saaridoonta mobile ka looyaqaan Galaxy s7 kaas oo ah mid aad u casri ah kana duwan mobiladii oo  hore oo ay soo saari jirtay shirkadu mobilekan oo ah mid casiri ah ayaa shirkadu u balan qaaday macaamiisheeda ku xodhan adeegyada ay soo saartoshirkadau in ay abaal marin siin doonto cidii soo dalbata mobilekaa

abaal marintaas oo ah aalad ay soo saatay shirkada samsung taas oo lagu maga caabo GEAR VR
waa aaladd kuu sahlaysa in ay hortaada keento wax yaabaha moilekaaga ku jira sida game ka oo kale video ka kana dhigaysa in aad hortaagan tahy waxa aad daawanayso oo kale sida video ga oo kale sida fanaan hees qaadaya oo kale si aaa fanankaa aad hortaagan tahy oo kale
hadaba macmiilka faaidayso abaal marintaas hadana dalbo mobleka Galaxy s7
waa Eng: abdiwani oo idin leh nasiib wacan

0 comments:

Post a Comment